LONDON=Daawo Banabax looga horjeedo xasuuqa Kenya

Waxaa kalsan Tv kabaxay barmaamij baroordiiq ah oo lameeynayey dadkii ciidamada Kenya ay kuxasuuqeen Gobolka Gedo waxaa ka hadlayey qaybaha kala duwan sida aqoonyahayn, qoraa, iyo siyaasiyiin waxaa kaloo ay sheegeen shacabka somaliyeed ee Uk inay banabax ka hors sameeynayaan maalinta KHAMIISTA ah tariiqduna tahay 11/2/2016 saacaduna waa 11:00. Barmaamijkaa waxaa loogu mahad celiyey siday uga dhiidhiyeen dhibaatada shacabka GEdo iyo umada somaliyeed Xildhibaan MAGAN, xildhibaan JEESOW iyo Farshaxan AMIIN CAAMIR iyo shacabka Caabudwaaq,Balanbal iyo Kaalkacyo.
Hoos ka daawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.