Ahlusunna oo Dhuusamareeb ku Magacaabatay Baarlamaan ka kooban 65
Maamulka gobolada dhexe ayaa Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ku Magacaabatay Baarlamaan ka kooban 65 Xubnood, waxeyna Guddoomiye uga dhigeen Sheekh Saadaq Sheekh Yuusuf […]