Fiirso:Gadiidka Dadka isticmaalaan oo kusoobatey Degmada Doolow

Degmada Doolow ee gobolka gedo ayaa kutaalaa xududa udhaxaeysa Soomaliya iyo Itoobiya mudooyinkii dambe waxay degmada doolow sameysay horkac dhinac ganasiga ah taasoo keentey in bulshada ubaahato gadiidka dhulka iyo kan cirka.

Magaalada waxaa hada kusoo badanaya tagaasida iyo mootooyinka dadka raacaan taasoo dhalinyarada shaqo kahelaan waxayna wax katarayaan gadiidka dhaq dhaqaaqa ganacsiga.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.