Guddoomiye ku xigeenka gobolka Gedo oo lagu soo dhaweeyay Degmada Bardheere

Waftigaan oo hogaaminaayey gudoomiye kuxigeenka gobolka Gedo shiiq Maxamed Xuseen Isaaq alqaadi ayaa kasoo dagey garoon diyaaradaha degmada Bardheere waxaana soo dhaweeyey maamulka degmada baardheere iyo qaybaha kala duwan ee bulshada, gudoomiye kuxigeenka gobolka Gedo shiiq Maxamed Xuseen Isaaq alqaadi hawlo shaqo ugu maqnaa qaybaha kala duwan ee gobolka gedo.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.