Daawo: Nafada ku nool Baledxaawo oo ubahan Gurmad dag daga

baladxaawo

Naafada kunool degmada Baladxaawo ee gobolka gedo ayaa waxaa soom wajahday xalad bali aadnimo madaama aysan jirin cid taakulayso, Naafadaan ayaa waxay aad ugu baahan yihiin in lagau waaciya raashin iyo qalabka ay isticmaalaan naafada sida ulaha naafada,gaariga curyaamiinta, hooy iwm
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.