Daawo:Bulshada Degmada Doolow oo raashin ugu deeqay barakacayaal kayimid Gobolka Bay iyo Bakool

bara

Waxaa degmada doolow ee gobolka Gedo soo gaaraya dad farabadan oo ka imaanaya gobolka bay ayakoo ay soo wajahday abaar xoolihii dhameysey, dadkaan ayaa kasoo cararaya abaarta iyo jidgooyada alshabaab ay ku hayaan Bulshada barakacayashaan ayaa waxaa ka muuqanaya harad iyo rafaad, Bulshada degmada Doolow ayaa gurmad usameeyey inatay awoodeen waxayna ubaahan yihiin gurmad dag daga.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.