Fiirso:Maamulka degmada baladxaawo oo soosaaray awaamir ay kufududaynayaan guurka

Maamulka degmada Baladxaawo ayaa bulshada meel fagaara kula hadlay iyagoo kusoo rogay sharciyo cusub ay kamid yihiin Guurka,amaanka iyo horumarinta degmada waxaana kulankaan kasoo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada waxaan bulshada lagu amarey in lafududeeyo guurka sida inaan ladhigin fadhi qaaliya oo la awoodin, xoolaha laqalayo waa Gabar 3 Neef oo ari ah Garoobna 2 ari ah.
waxaa kaloo looga digay Farmishiyaasha aan qibrada lahayn oo gadaya daawada dhacday iyakana talaabo sharci ah laga qaadayo.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.