Caabudwaaq: Dad Ka Soo BaraKaCay Waqooyiga Galgaduud Iyo Xuddada Itoobiya oo caawimaad ubaahan

abaar

Abaaro aad uxun oo xoolihii iyo dadkaba dhib kuhaya aya kajira geeska Africa gaar ahaan Soomaliaya dadkuxoolo beeley deegaanaka udhaw degmada Caabudwaaq iyo itoobiya ayaa soo gaaray Caabudwaaq ayakoo xoolihii ka dhamaadeen.

dadkaan xoolihii dhaafeen ayaa ugu baaqay umada soomaliyeed meelay joogaan in gurmad dag daga lala soo gaaro madaama xaaladoodu liidato.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.