Musharaxiinta u taagan Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Jeediyay Qudbadahoodii

bar

Murashixiinta u tartamaya doorashada guddoomiyaha iyo ku xigeenka 1aad ee guddoonka golaha shacabka ee Soomaaliya ayaa khudbado u jeedinaya xildhibaanadda xarunta gollaha shacabka ee Magaaladda Muqdisho.Waxaa Maanta xarunta Golaha Shacabka Ee ay ku shiraan Baarlamaanka Soomaaliya ka furmay Kulankii Baarlamaanka oo Maanta illaa Toban Musharax uu Qorshuhu yahay in ay jeediyaan Qudbadahooda ay uga hadlayaan Wax qabadkooda.

Murashixiinta u tartamaya guddoomiyaha barlamaanka waxaa ka mid ah

Maxamed Sh. Cismaan Jawaari
Cabdifitaax Maxamed Ibrahim
Cabdirashiid Maxamed Xiddig
Idirs Cabdi Takar,

Guddoomiye kuxigeenkana waxaa U sharaxn

Cabdiweli sheikh Ibrahim Muudey
Faarax Sheekh Cabdiqadir
Jeylaani Nur Ikar
Khadija Maxamed Diiriye
Khalid Macow Cabdiqadir
Saciid Xuseen Ciid.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.