Ahlusunna oo Dhuusamareeb ku Magacaabatay Baarlamaan ka kooban 65

Maamulka gobolada dhexe ayaa Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ku Magacaabatay Baarlamaan ka kooban 65 Xubnood, waxeyna Guddoomiye uga dhigeen Sheekh Saadaq Sheekh Yuusuf Direed.
Baarlamaanka ay Ahlusunna ku Magacaabatay Magaalada Dhuusamareeb ayaa la sheegay in ay doorteen Ergooyin iyo Odayaal.
Sidoo kale Mas’uuliyiinta Ahlusunna ayaa sheegay in maalmaha soo socda ay dhisi doonaan Golaha Wasiiradda Maamulkooda

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.