Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Arimaha Bulshada

No Image

Burco= Guri Loo Dhisay Cabdale Iyo Qoyskiisa Oo Danyarta ah

25th January 2017 admin 0
ustaad

Saadaal hore oo siyaasaddeed ayaa saakay taagan, waxaa la qoray 28/10/2016 W/Q Ustaadka Ummadda.

4th December 2016 admin 0

Asc:- Subax wanaagsan arooryo suuban (5oomaali) oodhan idil ahaan tiin idin salaamay. “Doorashada Dadbanni Waa Musuqmaasuq Sharciyaysan”.. ” Saakay hawshii waxaan ku guda jirnaa Doorashada […]

Maqaal:Gacanta Muuqato Waxay Ka Turjumeesaa Guumaystaha Qarsoon By Yuusuf Cumar Maxamed .

18th November 2016 admin 0

Waxaa Lagu Jiraa Maalmihii Lakala Dooran Lahaa Afar Sano Oo Barwaaqo Sooran Ah iyo Afar Sano Oo Abaar Ah, Balse Haddii Xaqiiqda Aan Taabto : […]

Akhriso Ugaaska Beesha Sade : ” Beesha Ree Garaad waa in ay Helaan Kursiga ay ku leeyihiin Aqalka Sare”

14th October 2016 Mohamed Abdi 4

Ugaaska Beesha Sade Ugaas Maxame Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi ayaa qoraal rasmi ah oo uu soo saaray ku sheegay in Beesha Ree Garaad oo kamid […]

Beesha Sade xaquuqdii ay aqalka Sare ku laheyd waa la duudsiyay W/Q. Abdiwali Maxmed Guuleed

7th October 2016 admin 11

Waxaan rabaa in aan ka hadlo waxa ay iigu muuqato doorshada Aqalka sare qeybta ay xaqa u leeyihiin Beesha Sade. Waxaana marka hore rabaa in […]

jim

In aan Soomaaliya dawlad ka jirin sow ma cadda farahana ka Siibaxayso By Jimcaale

6th October 2016 admin 0

Waxaan la wada soconaa intii goobjooga ahayd wixii ka haray in markii horaba qaran kayagii awooda iyo sharfta badnaa hubka loo adeegsaday ahaa qabyaalad nala […]

jim

Musharax Shiikh Shariif Sh.Axmed Ma lagu aamini karaa Qaranka Soomaaliya?

22nd September 2016 admin 0

Su,aashaan ayaan madaxayga iska weydiiyey marar badan markii aan maqlay in madaxwenihii hore ee Soomaaliya uu musharax yahay oo uu doonaayo in uu marsaddexaad tartan […]

jim

Siijoogista Madaxtooyada iyo musharaxnimada Xassan Shiikh Maxamuud waa khalad huwan indha,adayg.

13th September 2016 admin 2

Waxaan jeclahay in aan qormadaan cinwaanka sare leh oo aan la wadaagayo bulshaweynta Soomaaliyeed in aan ku bilaabo maahmaahda Soomaalida oo tiraahda(ISMOOG WELI AQLKII BAY […]

Baaqyo loo dirayo shacabka Caabudwaaq oo ku aadan Doorashada Xildhibaanada iyo Meesha Lagu qabanayo 2016 (Dhageyso)

21st August 2016 admin 11

Xilli ay si aad iso tarayaan Loolanka udhaxeeya Musharixiinta Utaagan kamid noqoshaha Baarlamaanka Cusub ee Somalia isla markaana Xifaaltankooda hadaba laga dareemayo Deegaano Badan ayaa […]

Kismaayo:Munaasabad siweyn loo soo agaasimay ee Ururka Samadoon ka dhacadey Hotel Cascasay

6th August 2016 admin 12

Munaasabad siweyn loo soo agaasimay ayna soo qaban qaabiyeen dhalinyarada beesha sade islamarkaana ay ka soo qeyb galen siyaasiin.aqoonyahano. xildhibaano ka tirsan jubaland cuqaasha beeesha […]

jim

Ayaandarada Soomaliya Haysta By Cabdulaahi Jimcaale

20th July 2016 admin 0

Ayaandarada Soomaliya Waxay ahayd 17/07/16 markii ay inta badan bogaga wararka qora soo daabacen wardhiilo ,naxdin iyo argagax lahaa oo ka dhacay Gobolka Bay ee […]

Taliye cusub oo AMISOM loo magacaabay

19th July 2016 admin 0

Taliyaha cusub ee howgalka midowga Afrika ee AMISOM janaraal Cismaan Nuur Subagle, ayaa xilka si rasmi ah ugula wareegay taliyihii isaga ka horeeyay ee janaraal […]

xoosh

Nairobi= Mucaradka Xasan Shiiq iyo Xildhibaano, Siyaasiyiin Kulan Ka Yeeshay Doorashooyinka Somaliya

19th July 2016 admin 0

Degdeg: Cabdinaasir Saxansaxo oo Wariye kale ku xiray Kismaayo, iyo Hanjabaado uu ku hayo Suxufiyiin Kale.”Akhriso”

15th July 2016 Mohamed Abdi 0

Waxaa Goordhaw Ciidamada Nabad sugidda ee Maamulka Axmed Madoobe ay xireen wariye Saabir Cabdiqaadir Warsame oo kamid ah wariyayaasha ka hawl-gala Magaalada Kismaayo. Wariyaha LA […]

XOG: Yaa ka dambeeyey Xarigii Shalay lagula Kacay Wariyayaashii lagu xiray Magaalada Kismaayo.

14th July 2016 admin 0

Magaalada kismaayo waxaa lagu xiray Ku dhawaad afar wariye oo qeyb ka ahaa wariyayaasha ka hawl-gala magaalada kismaayo. Warfidiyeenada LA xirxiray waxay kala yihiin 1, […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 6 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes