Baaqyo loo dirayo shacabka Caabudwaaq oo ku aadan Doorashada Xildhibaanada iyo Meesha Lagu qabanayo 2016 (Dhageyso)

Xilli ay si aad iso tarayaan Loolanka udhaxeeya Musharixiinta Utaagan kamid noqoshaha Baarlamaanka Cusub ee Somalia isla markaana Xifaaltankooda hadaba laga dareemayo Deegaano Badan ayaa waxaa Hadana Jira Baaqyo loo dirayo shacabka iyo Musharixiinta uu ku jiro Hanka Siyaasadeed ee Somalia.

Degmada Caabudwaaq waxay kamid ah Deegaanada sida aad ah looga dareemayo Loolankaasi waxaana jira Xubno ku howlan hanashada Dareenka shacabka si ay unoqdaan kuwii umatali lahaa Deegaanka Xildhibaanada soo socda.

Deeq Maxamed Warsame (Deeq Faandhe) waa Aqoonyahan Ahna siyaasi kasoo jeeda Beelaha dega Waqooyiga Galgaduud, waxa uu shacabka ugu baaqay in ay doortaan kuwo ka shaqeeya Danahooda oo aan noqon kuwo Doorta xildhibaankii Dhibaato ukeeni lahaa.
Sidoo Kale siyaasigaan oo si hadlay ayaa ku baaqay in xildhibaanada lagu doorto Deegaanada Waqooyiga Galgaduud si ay unoqoto mid gacanta ugu jirta Danahooda iyo Maslaxadooda siyaadeed.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.