Tacsi Tiiraanyo Leh:Marxuun maxamuud Xalane farax Gurey oo Muqdisho ku geeriyooday

Innaa lillaah wa inaa eleyhi Raajucuub waxaa Muqdisho ku Geeriyooday Marxuun maxamuud xalane farax Gurey, Geerida ku timid Marxuun maxamuud xalane farax ayaa waxaa looga tacsiyeynayaa dhamaan ehelkii iyo ilmihii uu ifka uga tagey iyo dhamaan qoyska reer Xalane Farax Gurey.

Waxaa tacsi diraya Jaaliyada wadanka Uk ee kasoo Jeeda Jubboyinka iyo Galgaduud waxayna marxuunka eebe uga baryayaan inuu janadii Fordowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana midigta ka siiyo, eheladii iyo qoyskii uu kabaxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu eebe kasiiyo Aamiin.

Waxaa tacsi diraya dadka hoos ku qoran:-
Xasan Maxamuud Xalane
Sharmake Maxamuud Xalane
luul Maxamuud xalane
Maxamed Maxamuud Xalane
Salmo Maxamuud Xalane
Abdifitax Maxamuud Xalane
Sucdi Maxamuud Xalane

xalawi xalane
xaawo xalane
daud xalane
safiyo xalane
xusein xalane
Abdulahi xalane
Abdirizaq xalane
Cumar xalane
CAli xalane
Xasan xalane
Farxiyo xalane
Safiya Bashiir guuleed

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.