Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Articles by admin

Daawo: Jaaliyadaha Jubaland Iyo Galgaduud ee ku nool Wadanka UK oo cambaareeyey Duqeymaha ay Kenya kawado Gobolka Gedo.

23rd January 2016 admin 0

Jaaliyada soonaaliyeed ee ka soo jeeda degaanada Jubaland Iyo Galgaduud ee ku nool wadanka ingiriiska Ayaa kulan ay isugu yimaadeen waxay ku cambaareeyeen weerarka duqeynta […]

Daawo: kuwa ka mudaharaadaayo Jabka Kenya loogu geystey Ceelcade ma arkaan miyaa xasuuqa ay kenyanka ku hayaan Shacabka ree Gedo. (warbixin)

23rd January 2016 admin 0

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubada Hoose waxaa ka dhacay dibad bax looga soo horjeedo jabka Iyo xasuuqa Kenya loogu geystey Deegaanka ceelcade ee Gobolka Gedo. […]

Booliska Kenya oo Wariye ku xiray Magaalada Nairobi

23rd January 2016 admin 0

Wariyahan oo lagu magacaabo Yaasiin Juuma ayaa Booliska Dowladda Kenya waxey dhigeen Saldhig Boolis oo ku yaala Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya. Ku dhawaad […]

Xog: Isninta oo Ay Muqdisho Ku Kulmayaan Madaxda Dowlada iyo Madaxda Maamulada.

23rd January 2016 admin 0

Maalinta isninta ayaa Lagu Wadaa in Magalaada Muqdisho uu Ka Furmo Shirka Madasha Wadatashiga ee 2016 Kaas oo oga Furamay  Madaxda Dowlada iyo Kuwa Maamul […]

Golaha ammaanka oo ammaanay jawaabta ay ciidamada ammaanku ka bixiyeen weerarki Liido

23rd January 2016 admin 0

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa cambaareeyey weerarkii argagixiso ee kooxda Shabaab ay ku qaadday Baar ku yaala Liido, halkaasoo ay ku dhinteen muwaadiniin Soomaaliyeed […]

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo la kulmay madaxweyne ku xigeenka Ciraaq Iyad Allawi “Sawirro”

23rd January 2016 admin 0

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Muxammad Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo booqasho ku jooga magaalada Baqdaad ee ayaa kulan la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka dalka Ciraaq Iyad […]

XOG: Nin u dhashay Dalka Holland oo fuliyay Weerarkii Liido

23rd January 2016 admin 0

Muwaadin Soomaaliyeed oo heysta Dhalashada Dalka Holland ayaa la sheegayaa in uu ka dambeeyay Weerarkii Cuslaa ee lagu qaaday Maqaaxida Seafood ee Magaalada Muqdisho, Sida […]

War Deg Deg ah: Masul Dowlada Ka Tirsan oo Ku Geriyoday Werarki Liido.

23rd January 2016 admin 0

War Goor dhow Soo Gaaray Shabakada Gedo Times ayaa Shegay Inuu Ku jiray Dadkii Ku Geriyoday Werarki Liido Ka dhacay Habeen Ka Hor Xeer Ilaaliyo […]

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo ka qeyb galay qorshaha qaranka ee kala duwanaanshiyaha noolaha

23rd January 2016 admin 0

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka Mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa ka qeybgalay kulan lagu daahfurayay qorshaha Qaranka ee kala duwanaasha noolaha, kaasi oo ah heshiis […]

Dagaal Culus Oo Soomaaliland iyo Khaatumo ku dhexmaray Buuhoodle

23rd January 2016 admin 0

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maamulka Khaatumo Abshir Cabdicasiis ayaa sheegy in dagaal culus uu dhexmaray ciidamadooda iyo kuwa maamulka Soomaaliland deegaanno hoostaga degmada […]

Dhageyso: Diyaaradaha Kenya oo Duqeymo hor leh ka geytay Gedo

23rd January 2016 admin 0

Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhimatay kadib duqeymo horleh oo diyaaradaha Kenya ay ka fuliyeen deegaanka Ceelgaduud ee Gobolka Gedo. Deegaanka Ceelgaduud ayaa hoostaga […]

Maqall: Goobtii iyo Gortii Qosol Maa Lagu Badalay

23rd January 2016 admin 0

Kama War Qabin inuu Madaxweynaha Somaliya uu Booqday Goobtii uu xasuuqii Foosha xumaa uu ka Dhacay. Wax aan Furay Goobta aan ku leeyahay Barta Bulshada […]

Dhageyso: Diyaaradaha Kenya oo Duqeymo Ka Fuliyay Baay

23rd January 2016 admin 0

Diyaradaha dagaalka Kenya ayaa maanta gantaallo ku garaacay deegaanno hoostaga degmada Diinsoor ee Gobolka Baay. Meelaha Diyaaradaha Kenya duqeeyeen walow gantaalada ay ku rideen aysan […]

Dhageyso: Dadka Rer Gedo oo Gurmad Aruurinaayo

23rd January 2016 admin 0

Cabdi Xuseen Guddoomiye Ku xigeenka Ganacsatada degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxa uu sheegay in ganacsatada ku sugan degmadaasi ay ku howlan yihiin sidii […]

Degdeg: Kenya oo duqeymo markale dib uga bilowday Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo.

23rd January 2016 admin 0

Diyaaradaha Dagaalka Kenya Ayaa Maanta duqeymo culus ka geystey Deegaanka ceelguduud ee Gobolka Gedo oo qiyaastii 12km u jirta Deegaanka ceelcade ee isla Gobolka Gedo. […]

Posts pagination

« 1 … 1,706 1,707 1,708 … 1,710 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes