Xog: Isninta oo Ay Muqdisho Ku Kulmayaan Madaxda Dowlada iyo Madaxda Maamulada.

Maalinta isninta ayaa Lagu Wadaa in Magalaada Muqdisho uu Ka Furmo Shirka Madasha Wadatashiga ee 2016 Kaas oo oga Furamay  Madaxda Dowlada iyo Kuwa Maamul Gobaledyada.

Shirka Isninta Furmayo Ayaa Wax uu Dabo Socdaa Shirkii Kismaayo Ku Soo Gabo Gaboobay oo ku soo idlaaday Natijo La. aan. Kulanka Muqdisho Ka Dhacayo Ayaa lagu Wadaa in Lagu Dhameystiro Kulamadii Shirka Wada tashiga ee ka Soconaya Dalka Kaasi Lagu Shacinayo Dorashada Somaliya Noca aya Noqoneyso .

Madaxda Dowlada iyo Qaar Ka mid ah Maamul Gobaledyada ayaa Isku Fahmi la, a Noca Dorasho e Somaliya Madaamo La isku Mari La. yahay Nidaamka 4.5 iyo Degaan .

Maamula Putland iyo Jubland ayaa waxaa Ay Noqdeen Kuwo Diidan Nidaamka 4.5 oo dalka Somaliya Awood Qeybsigiisa uu Soo ahaaa .

Madaxweynaha Maamulka Jubaland ayaa Dhawaan Wax u Shegay in Kismaayo lagu Gari Dono Go, anka Noco Dorasho ee Somaliya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.