Daawo: Jaaliyadaha Jubaland Iyo Galgaduud ee ku nool Wadanka UK oo cambaareeyey Duqeymaha ay Kenya kawado Gobolka Gedo.

Jaaliyada soonaaliyeed ee ka soo jeeda degaanada Jubaland Iyo Galgaduud ee ku nool wadanka ingiriiska Ayaa kulan ay isugu yimaadeen waxay ku cambaareeyeen weerarka duqeynta ah ee ay Kenya kawado Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo.

Kasoo qeybgalayaasha Ayaa si iskumid ah u sheegay in Kenya ay xasuuq aan loo meel dayin kawado deegaanada Gedo iyadoo ka falcelineysa xasuuqii ay Shabaab ugu geysteen ceelcade dhawaan.

Madaxda Soomaalida Iyo beesha Caalamka ayey ugu baaqeen in ay ka hadlaan Waxne ka qabtaan Dhibaatooyinka baaxada Leh ee kajira gobolweynaha Gedo kuwaas oo ay wadaan Diyaaradaha Dagaalka ee Kenya

Hoos ka Daawo Muuqaalka.

Hoos ka Daawo Muuqaalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.