Maqall: Goobtii iyo Gortii Qosol Maa Lagu Badalay

Kama War Qabin inuu Madaxweynaha Somaliya uu Booqday Goobtii uu xasuuqii Foosha xumaa uu ka Dhacay.
Wax aan Furay Goobta aan ku leeyahay Barta Bulshada ee Face book Ujeedka aan u Furay ayaa Ahaa inaan Xog Dheeri ah Ka sii Helo Dad aan Aqaano oo Geriyoday Hadii ay jiraan.

Markiibo Waxaan arkay Sawir Madaxweynah Somaliya oo Fadhiyo Kursi Dhex Yaalo Goobtii Werarka uu Ka dhacay Hareertiisan uu Fadhiyo Sarkaal Garado ay Garbaha ugu Taxan Yihin .

Dadka Barta Bulshada Kuwada Xariro Wax ay Ka bixinayen Aragtiyo Kala Duwan oo ah inay Dhalilayaan Goob Fadhiga Madaxweynaha iyo Dhirinan Inay Tahay Shacabka inay Tagaan Gobahaas oo Kale.

Hadii aan Dib ugu Laabto Liido Dhibkii Ka Dhacay Wax uu La mid Ahaa Qorsho Ahaantisa Kuwii Horey oga Dhici Jiray Muqdisho Mudooyinki Danbe oo uu isku Badalay Dagaalkii Al- shabab Ay Qadi jireen.

Laakin Safiraada Werarka Liido ayaa Dhaliyay Micno Kala Duwan Madaamo ay Ahyd in Goobta Ay isugu Tagaan Siyaasiyin , Masulin Dowaladed, Qurbo Jog. Iyo Dad Kale Tamashleyn U Tagayay.

Darenka Goonid ah ee uu Yeshay Werarkii Liido ayaa Ah In Dadka Ku dhintay Ay Ahayeen Dad Shacab ah Intoda Badan
Sida 3 qof oo Walaalo ah Hooyo iyo Cunuged Dadka Kale oo Aan Qoraal ku soo Kobi Karin .

“ Inaa Li Laahi Wa Inaa Ilayhi Rajicuun”

Wali Dowlada Kama Hadlin Cida Masliyaadasi Qadaneyso Iyado Horey loo Oga in Weraro La mid aha Liido Ay ka Dhacen Muqdisho sanadkii Tagay oo Hadalkodii ay ku Egeyd Waa La soo Gobo Gabeyay Werarkii Cidamada Dowlada La Waregay Gobti Werarka Ka Dhacay.

“Ma la is Dhihi Karaa Gabo Gabada Geerida Keentay”

Ilaahay Ha Caafiyo Kuwi Dhawacmay Kuwi Dhintayna Alaha u Naxristo.
W/Q jeylani Husen Yusuf

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.