War Deg Deg ah: Masul Dowlada Ka Tirsan oo Ku Geriyoday Werarki Liido.

War Goor dhow Soo Gaaray Shabakada Gedo Times ayaa Shegay Inuu Ku jiray Dadkii Ku Geriyoday Werarki Liido Ka dhacay Habeen Ka Hor Xeer Ilaaliyo Ku Xigeenka Qaranka Maxamud Cabdi Xaji Magan.

Werarkii Lido Ka Dhacay Ayaan Wali uu soo Afjarmin Qasaaraha Rasmiga ah ee Ka Dhashay iyado La ogayahay Dadka ugu Dabadan ee ku Geriyoday Werarkasi inay Ahayeen Dad Shacab ah.

Al- Shabab oo Ka Danbeysay Werarkii Lido Ayaa Wax Ay Ku Shegen In Dowlada Masulin ka tirsan Ay Ku dilen Werarkasi Halka Dowalada Somaliya Ay Shegatay Inay Gacanta Ku Heyso Sarkaalki Hagayaya Werarkii Liido oo ay Cidamada Dowlada Qabteen.
La soco Wixii Soo Kordho

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.