Xiisado Dagaal oo Weli laga dareemayo gobalka Sool.
Waxaa saakay wali Xiisad dagaal ka taagan degaano ka tirsan xadka ay wadaagaan gobolada Sool iyo Nugaal ee maamulka Puntland ka dib markii halkaasi maalmhii […]
Waxaa saakay wali Xiisad dagaal ka taagan degaano ka tirsan xadka ay wadaagaan gobolada Sool iyo Nugaal ee maamulka Puntland ka dib markii halkaasi maalmhii […]
Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka kulankiisii sedexaad ayaa ku soo gebagaboobay magaalada Garoowe, waxaana laga soo saaray War-murtiyeed ka koobnaa 12 qodob. Lataliyaha Wasaaradda Arrimaha […]
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in qaabka loo marayo dhismaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya aysan noqon hab qabiil,maadaama dhibaato fara badan lagala kulmay. […]
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay ka soo baxayaan weerar xalay lagu qaaday Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho iyadoona dagaalka uu u dhaxeeyay Ciidamada […]
1. Beesha Tanade waxaa u caddaatay in aysan waxba ku lahayn Matalaadda, Go’aannada iyo Talooyinka Masiiriga ah ee Dowlad-Goboleedka Puntland, isla markaana ay Puntland lumisay […]
Waxaa Magaalada Garoowe ka dhacay Rabshado sababay dhaawac taas oo ka dambeysey markii dhalinyaro kala taageeran Puntland iyo Jubbaland ayh Toori isu qaateen.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta boqolaal ka mid ah Ciidamada Xoogga dalka tababar ugu soo xiray Magaalada Muqdisho Ciidamadaan ayaa mudo dhowr […]
Taliyaha Saldhiga Garowe Maxamuud Muuse Bille Fardafuul ayaa ka hadlay shaqaaqo xalay kadhacday ,taas oo sababtay dhimashadda 1 wiil oo dhalinyaro ah. Dad tageersan xulka […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta boqolaal ka mid ah Ciidamada Xoogga dalka tababar ugu soo xiray Magaalada Muqdisho Ciidamadaan ayaa mudo dhowr […]
Guddoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa Muqdisho Thaabid Cabdi Maxamed ayaa Maanta garoonka diyaaradaha ku sagootiyay Faa’iso Maxamed Cabdi oo ah gabadhii uu dhibaatada u geystay […]
Gudiyada Joogtada ah ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Kulan la qaatay Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiilada Dowlad Gobolleedka Puntland,waxaana Kulanka Maanta Shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha […]
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dagaal Culus oo u dhexeeya Labo Maleeshiyo oo Maanta mar kale dib uga qarxay deegaanka Gumburka oo dhanka […]
Waxay fanaaniin ku heeseen Musiibadu aduunyada ayadaa macalin u ah , 30 kii sanoo u danbeysey isma weydiinayno musiibada aan gacanteena ku samaynay oo nagu […]
Xoogaga Shabaab ayaa ee ka dagaalama Somaliya iyo Kenya, ayaa bilaabay qorshe ay ku qoranayaan haween qurxoon, si ay u soo basaasaan ciidamada Kenya ee […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes