Garoowe Rabshado dhaawac gaystay oo ka dhacay Garoowe kadib ciyaarihii dhexmaray Puntaland & Jubbaland

ciyaar

Waxaa Magaalada Garoowe ka dhacay Rabshado sababay dhaawac taas oo ka dambeysey markii dhalinyaro kala taageeran Puntland iyo Jubbaland ayh Toori isu qaateen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.