Dhageyso:Shir jaraa id Taliyaha Saldhiga Booliska Garowe oo ka hadlay dad ku dhintay shaqaaqo Garowe kadhacday Xalay

garoowe

Taliyaha Saldhiga Garowe Maxamuud Muuse Bille Fardafuul ayaa ka hadlay shaqaaqo xalay kadhacday ,taas oo sababtay dhimashadda 1 wiil oo dhalinyaro ah.

Dad tageersan xulka Kubadda Cagta Jubbaland ayaa xalay Garowe isugu soo baxay,taas oo sababtay sido kale dhalinyaro kale oo tageersan xulka Puntland inay weraaran wil dhalinyaro ah oo jubbaland tageersan halkaasna uu ku geeriyoodo.

Taliye Fardafuul ayaa Arrmahas ka hadlay ,isago digniin u diray dhalinyarada Sports ka inay ka fogadaan Falaal lidiga ku ah nabadgaliyadda Caasimadda Puntland ee Garowe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.