Daawo:Madaxwaynaha Soomaliya oo sheegay inaan naloo tilmami karin wadankaan la saaxiibayno

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta boqolaal ka mid ah Ciidamada Xoogga dalka tababar ugu soo xiray Magaalada Muqdisho Ciidamadaan ayaa mudo dhowr bilood ah waxa uu tababar uga socday Saldhiga turkiga uu dhawaan ka furay Gudaha Magaalada Muqdisho .

Madaxwaynaha Soomaliya aya sheegay inay Soomaliya inay xortahay wadankay rabtana lasaa xiibayso cidkasta oo danaha soomaliya kashaqeynayana xirir lasameynayso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.