Madaxweyne Soomaliya ayaa boqolaal ka mid ah Ciidamada Xoogga dalka tababar ugu soo xiray Magaalada Muqdisho”Sawiro”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta boqolaal ka mid ah Ciidamada Xoogga dalka tababar ugu soo xiray Magaalada Muqdisho Ciidamadaan ayaa mudo dhowr bilood ah waxa uu tababar uga socday Saldhiga turkiga uu dhawaan ka furay Gudaha Magaalada Muqdisho .

Madaxwaynaha Soomaliya ayaa dowladda Turkiga uga mahadceliayay tababarka ay siisay Ciidamada xooga dalka Soomaliyeed waxa uuna Ciidamada kula dardaarmay in ay waajibkooda qaran gutaan.
Safiirka Dawladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Oglan Bekar ayaa isna sheegay in dowladda Turkiga ay waligeed caawin jirtay Soomaaliya isla markaana ay xoojin doonto kana qeyb qaadan doonto tababarka Ciidamada Soomaaliya.

farmaajo

ciidan

ciidan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.