Daawo:Gudoomiye Taabit oo Caafimaad dibada ah u qaaday Gabar dhib loogu gaystay Puntland

faisa

Guddoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa Muqdisho Thaabid Cabdi Maxamed ayaa Maanta garoonka diyaaradaha ku sagootiyay Faa’iso Maxamed Cabdi oo ah gabadhii uu dhibaatada u geystay askarigii ka tirsanaa Maamulka Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.