Gudiyada Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo la Kulmay Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka putland

Gudiyada Joogtada ah ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Kulan la qaatay Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiilada Dowlad Gobolleedka Puntland,waxaana Kulanka Maanta Shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof Maxamed Sheekh Cismaan jawaari,waxaana looga hadlay Kulanka wada-shaqeynta Gudiyada Joogtada ah ee Golaha Shacabka iyo kan Maamul Gobolleedka Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.