Xiisado Dagaal oo Weli laga dareemayo gobalka Sool.

koronto

Waxaa saakay wali Xiisad dagaal ka taagan degaano ka tirsan xadka ay wadaagaan gobolada Sool iyo Nugaal ee maamulka Puntland ka dib markii halkaasi maalmhii lasoo dhaafay ku dagaallamaayeen Maleeshiyo Beeleed hubeysan.

Cabdi weli Maxamed cali Madaxweynaha Puntland ayaa wali ku sugan degmada Burtinle ee Nugaal si loo dhex dhaxaadiyo beelaha dagaallamaya,isagoona ku taliyay in lagu baaqay in wadahadal lagu dhameeyo colaada ka jirta gobalkaasi.

Balse Waxgarad iyo odayaal  ka yimid gobolada Nugaal, Mudug iyo Sool ayaa wali ku sugan degaano u dhow meelihii lagu dagaallamay,si xal ugu helaan dhibaatada ka jirta degaano ka tirsan gobalka Sool

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.