Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2022

Xasansheekh

Sawiro:Madaxweyne Xasan oo kormeeray wasaaradda Maaliyadda Puntland

28th August 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeeray xarunta wasaaradda maaliyadda Puntland. Wasiirka wasaaradda maaliyadda Mudane […]

waayeel

Daawo:Wasiirka Arimaha Galmudug oo Dhuusamareeb ka Daah furtay Golaha Degaanka

28th August 2022 admin 0

Wasaaradda Arrimiha Gudaha iyo Dib’u heshiisiinta Dowladda Galmudug Cabdiwaayeel, ayaa magaalada Dhuusamarreeb ka daah furay dhismaha Golaha Deegaanka degmada Dhuusamarreeb ee caasimadda Dowladda Galmudug. Madasha […]

fiqi

Dhageyso:Dagaal Meydadkii La aasi waayey Soona Abaabuleen Wasiiro ayaa ka dhacay Galgaduud

28th August 2022 admin 0

Dagaal udhaxeeyo labo maleeshiyo beeleed oo lagu eedeeyey inay Soo abaabuleen Masuuliyiinta kala ah Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, wasiir dowlaha Madaxtooyada Abshir […]

Xamze

Sawiro:Ra’iisalwasaare Xamse oo Kulan la qaatay Wasiirka Arimaha Dibada Japan

28th August 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay waxa uu kulan doceed kula yeeshay magaalada Tunis ee uu ka socdo […]

Aadanmadoobe

Sawiro:Gudoomiye Aadan Madoobe oo Kulan La Qaatay Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka 

27th August 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Feseraalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo labadiisa ku-xigeen, ayaa maanta kulankii ugu horreeyey la qaatay Guddiga joogtada […]

fiqi

Fiqi Purposes Worst Form of Justice

27th August 2022 admin 0

Ahmed Moalim Fiqi, an enigma in Somalia politics and close confidant of President Hassan Sheikh Mohamud, recently spoke at a gathering in Mogadishu. Fiqi addressed […]

Xananbuure

Dagaal Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo Ka dhacay Maanta Gobolka Galgaduud

27th August 2022 admin 0

Dagaal udhaxeeyo labo maleeshiyo beeleed oo Sababay qasaaro Dhimasho iyo Dhaawac ayaa ka socdo Deegaanka Labo Galle ku yaalla Waqooyiga Galgaduud ee Maamul goboleedka Soomaaliyeed […]

gadiid

Daawo:Darawal garigiisa Canshuurnaa oo bixinta lacag laaluush ah darteed loogu dilay Muqdisho

27th August 2022 admin 0

Askari Ciidanka dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa Canshuurta qaada ee Minishiibiyada ayaa Maanta darawal kamid ah kuwa kaxeeya gaadiidka nooca xamuulka qaada ku dilay wadada […]

laftagareen

Sawiro:Laftagareen oo qaabilay wafdi ka socda Hay’adda Boqor Salmaan

27th August 2022 admin 0

Madaxweynaha maamul Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda Boqor Salmaan oo uu hogaaminayey Yuusuf Bakiit Raxma oo ah […]

Deni

Madaxwayne Xasan Sheekh oo Loo diiday inuu Ka Baxo Madaxtooyada Puntland

27th August 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyaddan Federaaliga ah, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalintii khamiista safar ku tegey magaalada Garoowe ee xarunta Puntland. Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Deni ayaa […]

koonfur

Daawo:Koonfurgalbeed oo Dil ku fulisay nin Lagu sheegay inuu dilay wasiirka Cadaalada KGS

26th August 2022 admin 0

Ciidamada Amaanka Beydhabo ayaa maanta Toogtay shaqsigii ka danbeeyay dilka Wasiirkii hore cadaalada maamulka KGS sheekh Xasan Ibraahim Lugbuur, waxaana Toogashadiisa ka qayb galay dadwayne […]

muqdisho

Daawo:Qaar Kamida Dadka Dagan Xaafadaha Muqdisho oo Ka cabanaya Canshuur Xad dhaaf ah

26th August 2022 admin 0

Dadka degan waaxda Janaraal Daa’uud ee degmada warta nabada ayaa cabasho ka muujiyay lacag ay ku sheegeen Sharci daro oo uu ku amray iney dhiibaan […]

Xamze

Ra’iisalwasaare Xamse oo Safarkiisii Ugu Horeeyey Ugu Ambabaxay Dalka Dibadiisa

26th August 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka ambabaxay garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee Magaalada Muqdisho. Ra’iisul […]

Axmedmadoobe

Dhageyso:Dooda Gaaban ee VOA oo Looga hadlay muddo kororsiga Qaldan ee Axmed Madoobe

25th August 2022 admin 0

Baarlamanka Jubaland ayaa dhowaan wax ka bedel ku sameeyay qodobo ka mid ah dastuurka Jubbaland, islamarkaana kordhiyay muddo xileedka hay’adaha dowlad goboleedka Jubbaland. Haddaba waxaa […]

kismaayo

Gudoomiyaha Kismaayo oo Senator Fartaag iyo Masuuliyiintii Kale ku tilmaaymay dad Caraysan

25th August 2022 admin 0

Gudoomiyaha Kismaayo Cumar Cabdullahi Maxamed oo ka qayb galay kulan uu Soo abaabulay Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe kaas oo lagu taageerayey Mudo kororsiga Barlamaanka iyo […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 12 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes