Dagaal Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo Ka dhacay Maanta Gobolka Galgaduud

Xananbuure

Dagaal udhaxeeyo labo maleeshiyo beeleed oo Sababay qasaaro Dhimasho iyo Dhaawac ayaa ka socdo Deegaanka Labo Galle ku yaalla Waqooyiga Galgaduud ee Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug.

Maleeshiyaadka deegaankan ku dagaalamayo ayaa kasoo kala Jeedo Dhabbad iyo Cadaado waxaana xiisada ka dhalatay dhul daaqsimeed, Inta la xaqiijiyey shan qof ayaa ku dhimatay dagaalkii ka dhacay deegaanka labo Galle, halka dhowr qof kalena ay ku dhaawacmeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.