Daawo:Darawal garigiisa Canshuurnaa oo bixinta lacag laaluush ah darteed loogu dilay Muqdisho

gadiid

Askari Ciidanka dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa Canshuurta qaada ee Minishiibiyada ayaa Maanta darawal kamid ah kuwa kaxeeya gaadiidka nooca xamuulka qaada ku dilay wadada hormarta Iskuulka 21-ka October ee Magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.