Ra’iisalwasaare Xamse oo Safarkiisii Ugu Horeeyey Ugu Ambabaxay Dalka Dibadiisa

Xamze

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka ambabaxay garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee Magaalada Muqdisho.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku sii jeeda magaalada Tunis ee caasimadda waddanka Tunisia,waxaana uu ka  qaybgali doona shirka caalamiga ee Tokyo ee horumarinta Africa (TICAD).

R/wasasraha ,waxaa garoonka Aadan Cadde ku sii saghootiyay xubno ka tirsan labada gole ee dowladda Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.