Dhageyso:Dooda Gaaban ee VOA oo Looga hadlay muddo kororsiga Qaldan ee Axmed Madoobe

Axmedmadoobe

Baarlamanka Jubaland ayaa dhowaan wax ka bedel ku sameeyay qodobo ka mid ah dastuurka Jubbaland, islamarkaana kordhiyay muddo xileedka hay’adaha dowlad goboleedka Jubbaland.

Haddaba waxaa soo baxayay in aqoonyahanka iyo siyaasiyiinta kasoo jeeda Jubbaland oo Kamid yahay Deeq Faandhe oo kasoo horjeestay Muddo Kordhinta Axmed Madoobe iyo kuwa kala aragti duwanaadaan go’aanadaasi uu baarlamanka qaatay.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa diyaariyey xuseen dhaqane.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.