Gudoomiyaha Kismaayo oo Senator Fartaag iyo Masuuliyiintii Kale ku tilmaaymay dad Caraysan

kismaayo

Gudoomiyaha Kismaayo Cumar Cabdullahi Maxamed oo ka qayb galay kulan uu Soo abaabulay Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe kaas oo lagu taageerayey Mudo kororsiga Barlamaanka iyo Madaxwaynaha Jubbaland ayaa waxuu Dhaliil iyo Cambaareyn u jeediyey Siyaasiyiin kulan ku yeeshay Muqdisho oo kamid ahaa Senator Fartaag, wasiirkii hore Amniga Jubbaland, Taliyihii Nabad Sugida Jubbaland Khaalid iyo Masuuliyiin kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.