Daawo:Qaar Kamida Dadka Dagan Xaafadaha Muqdisho oo Ka cabanaya Canshuur Xad dhaaf ah

muqdisho

Dadka degan waaxda Janaraal Daa’uud ee degmada warta nabada ayaa cabasho ka muujiyay lacag ay ku sheegeen Sharci daro oo uu ku amray iney dhiibaan Maamulka Degmada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.