Daawo:Koonfurgalbeed oo Dil ku fulisay nin Lagu sheegay inuu dilay wasiirka Cadaalada KGS

koonfur

Ciidamada Amaanka Beydhabo ayaa maanta Toogtay shaqsigii ka danbeeyay dilka Wasiirkii hore cadaalada maamulka KGS sheekh Xasan Ibraahim Lugbuur, waxaana Toogashadiisa ka qayb galay dadwayne tirabadan iyo Masuuliyiin kala duwan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.