Madaxwayne Xasan Sheekh oo Loo diiday inuu Ka Baxo Madaxtooyada Puntland

Deni

Madaxweynaha Jamhuuriyaddan Federaaliga ah, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalintii khamiista safar ku tegey magaalada Garoowe ee xarunta Puntland.

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Deni ayaa xalay kulamo oo Albaabada u xiran yihiin ku yeeshay Magaalada Garoowe, Kulamada ayaa looga hadlay arrimo ay kamid yihiin sidii loo xalin lahaa tabashooyinka uu Maamulka Puntland ka qabo dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xoojinta xiriirka wadashaqeyn ee Maamulka Saciid Deni la leeyahay dowladda.

Madaxwatnaha Puntland ayaa Madaxwayne Xasan Sheekh ka hor istaagay inuu ka baxo Gudaha Madaxtooyada Puntland si uu ula kulmo qaybaha kala duwan ee Bulshada Puntland, ka hor inta la xalinayo dalabaadkiisa shaqsiyadeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.