Dhageyso:Dagaal Meydadkii La aasi waayey Soona Abaabuleen Wasiiro ayaa ka dhacay Galgaduud

fiqi

Dagaal udhaxeeyo labo maleeshiyo beeleed oo lagu eedeeyey inay Soo abaabuleen Masuuliyiinta kala ah Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, wasiir dowlaha Madaxtooyada Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari), Taliyaha NISA Mahad Salaad, Wasiir kuxigeenka warfaafinat Soomaaliya Cabdiraxmaan Al cadaala ayaa ka dhacay shalay Deegaanka lugu magacaabo Barkada ina jiirow oo 13KM Koonfur bari ka Xigo deegaanka Laba-galle ee Bariga Koonfureed Caabudwaaq.

Gudoomiyaha Degmada Dhabad ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegay Dagaal beleedka ka socda Laba-gelle waxa uu Sababey in Meydadkii la aasiwaayo “

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.