Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2021

puntland

Daawo:Ciidamadii Deni keenay Boosaaso oo ku biiray PSF

28th November 2021 admin 1

Waxaa Fashilmay iskudey la iskaga horkeenayo Ciidamada Puntland, kafib markii Ciidamadii laga keenay qaybo kamida deegaanada Puntland ee la rabay in lagu weeraro Boosaaso ayaa […]

jawaari

Waa kuma Xildhibaanka ku Guulaystay Kursigii Jawaari ee Doorashadiisa la Hakiyey

28th November 2021 admin 0

Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa Maanta oo Axada ka dhacday doorashada kursi kamid ah Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad […]

rooble

Rooble oo ka hadlay cabashooyinka la xiriira doorashada Soomaaliya

28th November 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la yeeshay Guddiga Xallinta Khilaafaadka iyo Guddoonka Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal, ayaa kala […]

jawaari

Daawo:Koonfurgalbeed oo ku gacan Sayrtay Amarkii Lagu Joojinayey kursiga Jawaari

27th November 2021 admin 0

Guddiga hirgelinta doorashada Koonfur Galbeed ayaa ka horyimid Go’aankii Maanta kasoo baxay Guddiga doorashada heer Federaal ee lagu hakiyey qabashada doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP103 […]

boqorka

Isimada dhaqanka Puntland oo ka digay Dagaal ka dhaca Magaalada Boosaaso

27th November 2021 admin 0

Isimada dhaqanka ee Puntland ayaa baaq ka soo saray xiisada u dhexaysa PSF iyo Madaxwaynaha Puntland Siciid Deni, taas oo ka dhalatay xil kaqaadistii lagu […]

sayid

Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo Lagu soo dhaweeyey Garoowe

27th November 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxweyne Ku-xigeenka Koowaad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo maanta Garoowe […]

cabdishakuur

Cabdishakuur Cali Mire oo ka guuleystay Musharaxiintii La tartamaayey

27th November 2021 admin 0

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasumada Maamulka Galmudug waxaa maanta ka dhacday Doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#54 oo ay ku tartameen 5 Musharax oo isu diiwaangelisay waxaa goobta ka […]

Mursal

Gudoomiye Mursal ayaa dib loogu doortay Golaha Shacabka

27th November 2021 admin 0

Doorashada xildhibaanada golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta ka billaabatay magaalada Baydhabo, ayada oo doorashada maanta ay ku tartamayeen Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan, guddoomiyaha golaha shacabka […]

jawaari

Guddiga doorashada Heer Federaal ayaa aqbalay Dacwadii Jawaari Soo Gudbiyey

27th November 2021 admin 0

Guddiga doorashada Heer Federaal ayaa hakiyay doorashada Kursiga Hop103 oo uu afartii sanno ee lasoo dhaafay ku fadhiyey Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Sh […]

Doorasho

Doorashada 3 Kursi oo kamida Xildhibaanada Soomaaliya ayaa ka bilaabatay Baydhabo

27th November 2021 admin 0

Magaalada Baydhabo ee Caasimadda Kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa Goordhow ka bilaabatay doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka 11-aad […]

farmaajoqoorqor

Daawo:Beesha Mareexaan oo Farmaajo iyo Qoorqoor ku eedeyey boobka kursiga HOP054

26th November 2021 admin 1

Qaar kamida ergada dooranaysa kurisga HOPO54 ee deegaan doorashadiisa tahay Galmudug kasoo Jeeda beesha Mareexaan ayaa waxay ka hadleen boob iyo hadaad loo gaystay ergadii […]

farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo mushaharkiisa November iyo December ugu deeqey dadka Soomaaliyeed ee ay saameeyeen abaaruhu

26th November 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed u diray farriin ku aaddan abaaraha ba’an ee ku dhuftay dalka ayaa ku baaqay […]

deni

Saraakiil ka tirsan ciidanka PSF oo Digniin u Diray Madaxwaynaha Puntland

26th November 2021 admin 0

Saraakiil u hadashay Ciidamada Ammaanka Puntland ee loo yaqaano PSF ayaa sharcidarro ku tilmaamtay xilqaadistii uu madaxweyne Deni ku sameeyey Agaasimihii hey’addaasi, xilli maanta mas’uuliyiin […]

koonfur

Koonfur Galbeed oo shaacisay doorashada Saddex kamid ah Golaha Shacabka

26th November 2021 admin 0

Guddiga maamulka Doorashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  ayaa shaaciyay qabashada Saddex kursi oo kamid ah kuraasta Gollaha Shacabka ee degaan doorashada Maamulkaasi. Guddiga doorashooyinka Heer […]

cawad

Barlamaanka Galmudug oo u dabaal Dagay Doorashada Xildhibaan Mahad Cawad

26th November 2021 admin 0

Xildhibaan Mahad Cabdalle Cawad ayaa Dhuusamareeb kaga Qayb galay Munaasabad soo dhoweyn ah oo Dhuusamareeb ay ugu Sameeyeen Baarlamaanka Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug. Baarlamaanka […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 13 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes