Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo Lagu soo dhaweeyey Garoowe

sayid

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxweyne Ku-xigeenka Koowaad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo maanta Garoowe tegay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.