Cabdishakuur Cali Mire oo ka guuleystay Musharaxiintii La tartamaayey

cabdishakuur

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasumada Maamulka Galmudug waxaa maanta ka dhacday Doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#54 oo ay ku tartameen 5 Musharax oo isu diiwaangelisay waxaa goobta ka maqnaa Hal musharax sida uu sheegay Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Galmudug.

Cabdishakuur Cali Mire oo Golaha Shacabka ku fadhiyay HOP#054 Baarlamaankii 10aad ee Soomaaliya ayaa helay codad dhan (85), halka musharaxa labaad ee ku dhawaa codadka uu helay (5) waxaana halaabay (9) sida uu shaaciyay Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Galmudug oo ku dhawaaqay Natiijada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.