Isimada dhaqanka Puntland oo ka digay Dagaal ka dhaca Magaalada Boosaaso

boqorka

Isimada dhaqanka ee Puntland ayaa baaq ka soo saray xiisada u dhexaysa PSF iyo Madaxwaynaha Puntland Siciid Deni, taas oo ka dhalatay xil kaqaadistii lagu sameeyay Agaasimihii Hay’ada PSF.

Kulan ay Isugu yimaadeen Isimida kal Beel Daaje Ismaciil Beeldaajiye Yaasiin, Beeldaaje Maxamed Beeldaajiye Ismaaciil, Beeldaaje Cali Beeldaajiye Faarax oo uu waliyey Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa sheegay inaan wax la aqabli karin in boosaaso dagaal ka dhaco.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.