Barlamaanka Galmudug oo u dabaal Dagay Doorashada Xildhibaan Mahad Cawad

cawad

Xildhibaan Mahad Cabdalle Cawad ayaa Dhuusamareeb kaga Qayb galay Munaasabad soo dhoweyn ah oo Dhuusamareeb ay ugu Sameeyeen Baarlamaanka Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug.

Baarlamaanka Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa sameeyey Xaflad uu ka qayb galay Xildhibaan Mahad Cawid oo loogu dabaal dagayo dib u doorashada Mahad Cawad.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.