Daawo:Laftagareen oo Kormeerey dhismaha Garoonka Diyaaradaha Baydhabo

baydhabo

Madaxweynaha Dowad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo ay Wehliyaan Wasiirka Gaadiidka Xasan Xuseen Maxamed (Eeley) iyo Senator Xuseen Maxamed Daahir ayaa kormeerey Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati Gaduud Airport ee Magaalada Baydhabo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.