Doorashada 3 Kursi oo kamida Xildhibaanada Soomaaliya ayaa ka bilaabatay Baydhabo

Doorasho

Magaalada Baydhabo ee Caasimadda Kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa Goordhow ka bilaabatay doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka 11-aad ee dowladda Soomaaliya

Saddex Kursi ayaa maanta lagu dooran doonaa Magaalada Baydhabo waxay noqon doonaan Saddexdii Xubnood ee ugu horreysay doorashada golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Fedaraalka Soomaaliya ee lagu doorta magaalada Baydhabo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.