Daawo:Beesha Mareexaan oo Farmaajo iyo Qoorqoor ku eedeyey boobka kursiga HOP054

farmaajoqoorqor

Qaar kamida ergada dooranaysa kurisga HOPO54 ee deegaan doorashadiisa tahay Galmudug kasoo Jeeda beesha Mareexaan ayaa waxay ka hadleen boob iyo hadaad loo gaystay ergadii dooran lahayd kuriga Numberkiisa yahay HOP54 waxayna sheegeen in lagu badalayo ergo diyaarado lagu keenay, waxayna eedeyn u jeediyeen madaxwaynaha Soomaaliya iyo Madaxwaynaha Maamulka Galmudug

1 Comment

  1. Asc war nimankaan maxaa kaqaldan doorasho farmajo shaqo kuma lahee May Aadan raysul wasaaraha sow tii uu meel fagaaro ah ku wareejiyey madaxweynaha shaqada doorashada xagay ku maqnayen mise eeda unbaa lala jecel yahay madaxwaynaha war xishoda marexanow idinkoo la idinku dhaganyahay ayad isku dhagantihin

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.