Saraakiil ka tirsan ciidanka PSF oo Digniin u Diray Madaxwaynaha Puntland

deni

Saraakiil u hadashay Ciidamada Ammaanka Puntland ee loo yaqaano PSF ayaa sharcidarro ku tilmaamtay xilqaadistii uu madaxweyne Deni ku sameeyey Agaasimihii hey’addaasi, xilli maanta mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Deni ay sheegeen in ay waajib tahay in Agaasimaha Cusub ee Deni soo Magacaabay uu xilka la wareejiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.