Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2021

tusmo

Boliiska Deegaanka Soomaalida ayaa amray in la xiro Cabdi Ciise

30th March 2021 admin 0

War Qoraal ah oo kasoo baxay Booliiska Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa lagu sheegay in lasoo Xiro fanaan Cabdi Ciise oo Masawiro anshax xumo ah […]

deni

Akhriso:Deni iyo Axmed Madoobe oo sharuudo ku xiray ka qayb shirka Afisyoone

30th March 2021 admin 0

Magaalada Muqdisho ee caasumada soomaaliya waxaa Maalmihii dambe shir uga socday Madaxda Maamul Goboleedyada kaas oo looga hadlaayey arimaha Doorashada dalka iyo sidii looga qayb […]

puntland

Puntland ayaa dowlada ku eedeysay inaysan Werarkii Boosaaso ku Qorin facebookyada

30th March 2021 admin 0

Maamulka Puntland ee uu Horjoogaha u yahay siciid Cabdulaahi Deni ayaa Dowlada Federaalka ee soomaaliya ku eedeeyey inaysan Cambaarayn weerarkii Shabaab kusoo qaadeen Xabsiga dhexe […]

james

Beesha Caalamka oo ku baaqday in la fuliyo heshiiskii 17 September

29th March 2021 admin 0

Beesha Caalamka  ayaa War kasoo saartay kulankii Maanta dhexmaray Wakiilada Beesha caalamka iyo Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada dalka, kaasi oo ka dhacay hotel ku dhex yaalla […]

askari

Sawiro:Askari Goobtii Shabaab ka xoreeyey Sanad Kadib ku aroosay

29th March 2021 admin 0

Xiddigle Maxamed Axmed Salaad (Carab yare), Taliyaha horinta koowaad, ururka 83-aad, Guutada 14 Oktoobar ee ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed waxa uu ka mid ahaa saraakiishii […]

kaafiuk

Maamulka Gedo oo Xoriyadoodii u soo celiyey wariyaal ay xirteen

29th March 2021 admin 0

Maamulka Gobolka Gedo ayaa Xabsiga ka sii daayey Labo wariye oo kala ah Maxamed Kaafi aadan “UK” iyo Maxamed Macalin Aadan oo ku kala Xirnaa […]

dagaal

Sawiro:Hawgal Lagu Baacsanayo Shabaab ayaa laga Fuliyey Gobolka Bay

29th March 2021 admin 0

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed qeybta 60-aad ayaa howlgal lagu baacsanayo maleeshiyada Al-Shabaab ka fuliyay wadada xiriirisa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay iyo deegaanka Deynuunaay.

laftagareen

Madaxda Maamul goboleedyada iyo Beesha caalamka oo Kulmay

29th March 2021 admin 0

Madaxwaynayaasha Maamul Goboleedyada iyo Beesha Caalamka ayaa Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka waxa uga furmay kulan diirada lagu saarayey xal uhelida Arimaha Cakiran ee Doorashooyinka […]

safiirturki

Daawo:Hooyo Soomaaliyeed oo ankara nin turky ah ku feeray

28th March 2021 admin 0

Hooyo Foosiyo Axmed Shiiq ayaa ninka Turkiga ah ugu gacan qaadayay Magalada Ankara kadib markii ay maamada u hiilisay dad Soomaali ah oo Ninkaan u […]

asluub

Taliyaha Ciidan Asluubta ayaa ka Tacsiyeeyey Geeradii Taliyihii Hore ee Ciidan Asluubta

28th March 2021 admin 0

Taliyaha Ciidanka Asluubta soomaaliyeed General Mahad Cabdiraxmaan Aadan  ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid Alle ha u naxariistee Taliyihii hore ee Ciidaanka Asluubta Soomaaliyeed marxuum […]

afrika

Daawo:Wariyaasha Gedo oo ka dayriyey Xaalada cafimaad ee Wariye Cabdirisaaq afrika

28th March 2021 admin 0

Suxufiinta Ka hawlgalo Gobalka Gedo ayaa ka hadlay Xaalada Wariye Cabdirisaaq Sheekh Ismaaciil (Afrika) oo maalmo Ka hor Ku dhaawacmay Degmada baladxaawo ee Gobolka Gedo […]

puntland

Ciidamo Gadoodsan ayaa wasiirada puntland u diiday inay maraan wadada u dhaxaysa Garoowe iyo Gaalkacyo

28th March 2021 admin 0

Ciidamo ka tirsan Daraaawiishta Puntland oo ka gadoodsan mushahar la’aan, ayaa mudda todobaad ku dhow isbaaro u taal laamiga xiriiriya Garoowe iyo Gaalkacyo. Cutubyo ka […]

mursal

Ajandaha kulanka Xildhibaanada Soomaaliya oo la Shaaciyey

28th March 2021 admin 0

Sida lagu shaaciyay qoraal ka soo baxay guddoonka golaha shacabka beri oo isniin ah waxaa jiri doonoa kulan xildhibaanada ku yeelan doonaan magaalada Muqdisho. Ajendiyaash […]

isbitaal

Daawo:Buuhoodle oo laga bilaabay Talaalka Xanuunka Coronaha

28th March 2021 admin 0

Magaalada Buuhoodle waxaa ka bilowday Talaalka Caabuqa Coraha kaas oo lagu bilaabay dadka Xanuunada gaarka ah qaba iyo kuwa da’da wayn, waxaana Bulshada Cayn loogu […]

Boosaaso

Daawo:Boosaaso oo lag Hirgaliyey Bank

28th March 2021 admin 0

Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa waxaa Xarun Cusub ka furtay Bankiga Premier Bank kaas oo ah Bangi Cusub oo […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes