Maamulka Gedo oo Xoriyadoodii u soo celiyey wariyaal ay xirteen

kaafiuk

Maamulka Gobolka Gedo ayaa Xabsiga ka sii daayey Labo wariye oo kala ah Maxamed Kaafi aadan “UK” iyo Maxamed Macalin Aadan oo ku kala Xirnaa Degmooyinka Baladxaawo iyo Dooloow ee gobolka Gedo.

Labadaan Wariye ayaa Xabsiga loo taxaabay kadib markii ay soo duubeen Muuqaal ay ku dhaliilayaan maamulka Gedo sida ay u dayaceen Wariye Cabdirisaaq Afrika oo Maalmo ka hor ciidanka Dowlada ay dhaawaceen kaas oo la keenay Muqdisho kuna dhibaataysan isbitaalka Digfeer.

afrika

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.