Sawiro:Hawgal Lagu Baacsanayo Shabaab ayaa laga Fuliyey Gobolka Bay

dagaal

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed qeybta 60-aad ayaa howlgal lagu baacsanayo maleeshiyada Al-Shabaab ka fuliyay wadada xiriirisa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay iyo deegaanka Deynuunaay.

ciidan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.