Madaxda Maamul goboleedyada iyo Beesha caalamka oo Kulmay

laftagareen

Madaxwaynayaasha Maamul Goboleedyada iyo Beesha Caalamka ayaa Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka waxa uga furmay kulan diirada lagu saarayey xal uhelida Arimaha Cakiran ee Doorashooyinka iyo sidii xal waara looga gaari lahaa.

Kulankaan xalane ku dhexmaray Safiirada Beesha caalamka iyo Madaxwaynayaasha maamul goboleedyada ayaa waxaa dalbaday Deni iyo Axmed madoobe si ay siifarada ugu sheegaan waxay ku heshiiyeen Madaxda maamul Goboleedyada oo shir uga socday maalmihii dambe Magaalada Muqdisho.

Maalinta bari ah ayaa lafilayaa inuu uu Magaalada Muqdisho ka dhaco shir u dhaxeeya Madaxda Maamul gobolledyada iyo Dowlada federaalka ah ee Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.