Daawo:Buuhoodle oo laga bilaabay Talaalka Xanuunka Coronaha

isbitaal

Magaalada Buuhoodle waxaa ka bilowday Talaalka Caabuqa Coraha kaas oo lagu bilaabay dadka Xanuunada gaarka ah qaba iyo kuwa da’da wayn, waxaana Bulshada Cayn loogu baaqay inay qaataan Talaalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.